Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo la horkeenay Wiil Calanka Soomaaliya ku dhexmaray Hargeysa

Hargeysa (Aftahannews)- Waxaa maanta Maxkamada gobolka Maroodi-jeex la horkeenay Wiil dhawaan gudaha magaalada Hargeysa ku dhexmaray isagoo xidhan dhar ay ku xardhantahay xalanka Soomaaliya, iyadoona ay ciidamada Boolisku xabsiga u taxaabeen .

Wiilkan oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Aar ayaa dhagaysiga dacwadiisa dib loo dhigay iyadoona ay Maxkamadu u dirtay 7 cisho oo rumaan ah inuu xabsiga ku sii jiro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland