Sawirradii Bilicda Koobsaday ee Xuska 18-ka May 2019

18 MAY 2019 SAWIRRADA XUSKA HARGEYSA EE MAALINTA SOMALILAND 2019
18 MAY 2019 SAWIRRADA XUSKA HARGEYSA EE MAALINTA SOMALILAND 2019

Aftahannews.com – Sawirrada Bilicda koobsaday ee Xuska 28-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taaggii Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May oo maanta lagu qabtay dalka oo dhan laga oogay, gaar ahaan Caasimadda Hargeysa iyo sidii ay Ciidammada Qalabka sidaa u mareen goobta Madaxweynuhu salaanta ku qaadanayey ee madaxda qaranka iyo wufuudda beesha caalamka ka socday ku sugnaayeen, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa aftahannews.com.

18 MAY 2019 SAWIRRADA XUSKA HARGEYSA EE MAALINTA SOMALILAND 2019
18 MAY 2019 SAWIRRADA XUSKA HARGEYSA EE MAALINTA SOMALILAND 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qaybta Sawirrada ee Aftahannews.com, ayaannu idiinku soo gudbinaynaa sawirrada qurxoon, sawir kasta oo aad rabto dhexdiisa kilig garee, haddaad rabto isagoo dhammaystiran inaad daawato amma la degto. Halkan hoose kaga bogo.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.