Bebera oo Si Cajiib ah looga Xusay 28-guurada Gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May – Daawo

Berbera (aftahannews):- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si cajiib ah looga dabbaal-degay Xuska 28-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta ku beegnayd, waxaana Shacab iyo Ciidammo la isugu soo baxay Berriga iyo Badda oo ay Gaadiidka Badda oo Calanka Somaliland lagu xardhay lagu dammaashaaday.

Haddaba, sida Berbera Xuska 18-ka May ee 2019 uga qabsoomay waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.