Magaaladii lagaga dhawaaqay Gooni-isu-taagga Somaliland Sidee looga Xusay 28-guurada 18 May?

Burco (aftahannews):- Xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga iyo la soo noqoshada Madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May, ayaa maanta dalka Somaliland laga oogay, isla markaana magaaladii lagaga dhawaaqay 18-kii May 1991-kii ee Burco, ayaa sida looga xusay aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka sida Burco looga xusay 28-guurada Madax-bannaanida Somaliland ee 18-ka May.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.