Somaliland: Toos u Daawo Xuska 28-guurada Maalinta Qarannimada ee 18 May

Somaliland(aftahannews):- Somaliland, ayaa maanta laga oogay xuska 28-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isutaaggeeda 18 May 1991kii, taasoo maanta ku buuxda.

Halkan hoose toos uga daawo sida Xusku uga socdo Hargeysa.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.