Dawladda Hoose ee Hargeysa oo dhisme waddo cusub ka biloowday gudaha Cusbitaalka guud

Hargeysa (Aftahannews)– Dawlada hoose caasimada Hargeysa, ayaa maanta wado laami ah oo casri ka dhex biloowday Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa taasi oo isku xidhaysa qaybta gargaarka deg dega ah iyo qaybta waadhka.

Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” iyo Maayir ku xigeenka Caasimada Cabdicsiis Cagawayne, ayaa ka warbixiyay dhismahan wadada cusub ee ay dawlada hoose ka hir gelisay gudaha Cisbitaalka Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka