Taariikhda Marxuum Xaaji Cabdi-Waraabe – Daawo

Hargeysa(aftahannews):- Allaah ha u naxariistee Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo uu degganaa, isla markaana ahaa Odayga ugu da’da wayn Golaha Guurtida Somaliland, ahaana nabad-talis dalka iyo dunidaba aad looga yaqaannay.

Haddaba, taariikhda Marxuum Xaaji Cabdi-Waraabe, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.