Akhri Xoggaha Layaabka Leh Ee Kasoo Baxay Dilka Labadii Sarkaal Iyo Shirkad Lagu Magacaabo Asli-Maydi Exports Oo La Ogaaday Inay Maalgalisay Jabhaddii Dilkaasi Fulisay + Sawirro.

Akhri qoraal layaableh oo lagu baahiyay baraha Bulshada oo arintani lagu kashifay iyo wiil ay ehel dhaw yihiin kana soo jeeda deegaanka saraakiisha lagu laayay oo qoraal uu arintani kaga waramayo la wadaagay Shabakadda Caroog.net.

Dilkii Labada Sarkaal & Shirka Asli-Maydi Exports oo Jabhadda Maal-Galisa Biciide
++++++++++++++++++++++++++++++++
Mulkiilaha Shirkadda Asli-Maydi oo Hore loogu eedeyey inuu maal-galiyo oo uu Sameeyey Jabhadda Biciide. Xukumadduna hore ugu eedaysay argagixiso. Dalka UK hore looga soo mastaafuriye 5 shan- Sano oo xadhiga uu Ku soo dhamaystay ( drugs dealer and distribution) ayaa shirqoolkii labada Sarkaal Gawadhidiisii & Shaqaalihii shirkada qaar ka midi ahi Ku jireen. hawlo inay ciidanka police Saraar dhex mareen ayaa lahayaa iyo inuu laalush bixiyayna waa Ku cad yahay oo cadayntoodii ayaa lahayaa.

Mulkiilaha shirkada Asli-Maydi-Exports ayaa sirdoonka Qaranku ku daba jiraan halkuu joogo, balse waxaa la sheegaysaa inuu dalka deg deg uga baxay.

Beesha Sacad-Yoonis oo hore ugu eedaysay inuu Gawadhida Jabhadda Biciide isagu u iibiyey & hub aad u badan, ayay sirdoonka Gobalka Sanaag hore uga soo cawdeen. Barkhad Jibriil Hassan inuu amni daradda wado Gobalka Sanaag. isagoo siyaasiyiin & madax dhaqameedyo ka amarqaata aan nabada jeclayn, colaadana lacag Ku hela.

Image may contain: 1 person, smiling, standing
No photo description available.
Image may contain: one or more people, people standing and outdoor