Ikraan Carraale oo Muuqaal yaab leh iyo Hees cusub soo saartay 2019 – Daawo

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanadda Ikraan Carraale, ayaa soo saartay hees cusub iyo muuqaal yaab leh, kaasoo ka duwan muuqaalladii hore looga bartay iyo qaab ka duwan qaabkii hore ee ay u heesi jirtay-ba.

Haddaba, Muuqaalka yaabka leh iyo heesta siday u qaadaysaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Suugaanta iyo dhaqanka ee Warbaahinta aftahannews.com, ee muuqaalka halkan hoose kaga bogo:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.