Prof: Samater oo ka hadley dhaawaca ay Somaliland ku keentay dib u dhaca doorashooyinku

Gabiley (Aftahannews)- Prof: Axmed Ismaaciil Samater oo kamid aqooyanka reer Somaliland ayaa habeenkii xalay kulan ku qabtay Magaalada Gabiley, ayaa tafaasiil ka bixiyay dhaawac siyaasadeed ee ay Somaliland ku keentay dib u dhaca doorashooyinku iyo fool xumada ay dalka ku tahay wakhtiga ay fadhiyaan golaha Wakiiladu kuraasta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka