Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo Xilka la wareegay

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland magacaabay, ayaa manta si rasmi ah ula wareegay xilka wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka