Maayerka Hargeysa oo Hay’adda Care kala wareegay Musqulo ay ka hirgelisay Sayladda Xoola

Hargeysa (aftahannews):- Maayerka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa Hay’adda Care International kala wareegay  Musqulo ay ka dhistay Sayladda Xoolaha ee Hargeysa ay ka hirgelisay dhismayaashooda.

Kulan loo sameeyey xadhig-ka-jarista dhismaha Musqulaha oo ka qabsoomay goobta dhismayaashaas laga fuliyey, ayey ka qaybgaleen Madaxda Hay’adda qaarkeed iyo Maamulka dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Dad waynaha loo sameeyey dhismayaashaas ee si guud uga faa’iidaysan doona.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.