Daawo Muddaharaad ka dhan ah Xadhigga Cabdimaalik Coldoon oo ka dhacay Burco

Burco(aftahannews):- Bannaan-bax lagaga soo horjeedo xadhigga Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, waxaanay ku baaqayeen dadka isu soo baxay in xorriyaddiisa loo soo celiyo Coldoon.

Muddaharaadkaasi siduu u dhacay iyo weedhaha ay ku dhawaaqayeen ee ay ku dalbanayeen in la sii daayo Coldoon, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.