Garyaqaan Mubaarik oo si adag u cambaareeyey Xadhigga Cabdimaalik Muuse Coldoon

Hargeysa(aftahannews):- Garyaqaan Mubaarak Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah xarunta Xuquuqda Aadamaha Somaliland ee fadhigeedu yahay Hargeysa, ayaa cambaareeyey xadhigga Xukuumaddu ku samaysay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xalay lagu xidhay magaalada Burco, maantana la sheegay in la soo gaadhsiiyey Hargeysa.

Muuqaalkan hoose ka daawo sida Garyaqaanku uga hadlay xadhiggaas iyo sharciyan sida uu yahay:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.