Wasaaradda Diinta oo Awdal ka Daah-furtay Diiwaangelinta Maddarasadaha, Xafiis cusubna ka furtay Boorama

Boorama(aftahannews):- Agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa diiwaangelinta maddarasadaha Diiniga ah maanta ka daah-furay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaanu sidoo kale agaasimihu furay Xafiiska wasaaradda ee gobolka Awdal.

Muuqaalkan hoose ka daawo Warkaas oo faahfaahsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.