Xisbiga UCID oo si kulul u dhalliiley Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Aftahannews)- Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax”, ayaa si kulul u dhaliiley Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, isagoona u soo jeediyey dhaliilo kala duwan.

Siyaasi Ramaax ayaa si gaar ah u dhaliilay safarkii Madaxweyne Biixi ku tagay magaalada Berbera waxaana uu indho sarcaad iyo waxaan jirin ku sifeeyAy saddexdii wiish ee Madaxweyne Muuse Biixi xadhiga ka jaray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka