Wasiir Gaafaadhi oo ka soo laabtay Safar Caafimaad oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa maanta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ka soo laabtay safar caafimaad oo dalka dibeddiisa loogu qaaday.

Xasan Gaafaadhi qaabka loo soo dhaweeyey iyo sida uu uga warbixiyey xaaladdiisa caafimaad sida ay hadda tahay-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.