Xabaal wadareedyo laga helay magaalada Hargeysa

Hargeysa (Aftahannews)- Gudida baadhistay xasuuqii shacabka Somaliland loo gaystay ayaa faah faahin ka bixiyay xabaal wadareed cusub oo laga helay xaafada 150ka ee magaalada Hargeysa kuwaasi oo iskugu jira caruur iyo dadwaawaynba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka