Garyaqaanka Guud oo ka hadlay muranka ka taagan xasaanad ka qaadista Xildhibaanada goleyaasha deegaanka

Hargeysa (Aftahannews)- Garyaqaanka guud ee Somaliland Cabdisamaad Cumar Maal, ayaa cadeeyey in xukuumada Somaliland aanay ku darin xeerka ismaamulka gobalada iyo degmooyinka dalka qodobka sheegaya in xildhibaanku aanu xasanad laheyn, balse qodobkaas ay ku darsadeen guddi hoosaadka arimaha gudaha oo xeerkan uu sii maray.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka