Qamar-suugaani “Xarumaha Jacaylkeenna” Hees cusub Daawo

Hargeysa (aftahannews):- Fannaanka Qamar-suugaani, ayaa soo saaray hees cusub oo uu u qaaday Xaaskiisa. Heestaas cidda samaysay, siday u dhacayso iyo magaceedaba, waxa sharraxaya isla fannaanka oo la waraystay.

Muuqaalkan hoose ka daawo Heestaas oo la yidhaahdo; “Xarumaha Jacaylkeenna”:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.