Gabdhaha ku Soo baxay Barnaamijka Shaqo Qaran ee Gobolka Awdal oo Shahaadooyin Hantiyey – Daawo

Boorama(aftahannews):- 17 Gabdhood oo ku soo baxay Imtixaankii shaqo-qaran oo tabobbarro u socday saddexdii bilood ee u dambeeyey dhammaystay, ayaa maanta shahaadooyin la guddoonsiiyey, ka dib markii la baray waddaniyadda, hoggaaminta iyo qaabab ay ugu shaqayn doonaan hay’adaha kala duwan ee dawladda.

Warbixinta Warkaas iyo waxay gabdhahahaasi ka yidhaahdeen aqoonta la baray iyo weliba hadallada masuuliyiinta kale ee xafladda dhammaadka ka qaybgalay iyo macallimiintii waxbarayba, waxaannu idiinkku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.