Diyaaraddii ugu weynayd Dunida oo duullimaad bilawday

DIYAARADDA DUNIDA UGU WEYN OO BILAWDAY DUULLIMAADKEEDII KOOWAAD 2019
DIYAARADDA DUNIDA UGU WEYN OO BILAWDAY DUULLIMAADKEEDII KOOWAAD 2019

Diyaaraddii ugu weyneyd dunida ee la tijaabiyo, ayaa duullimaadkeeda ugu horreeyey axaddii maanta si rasmi ah u billaawday. Diyaaraddan wuxuu dherarkeedu gaadhayaa 117 mitir, tasoo ku dhaw baaxadda garoonka Kubbadda cagta lagu ciyaaro.

DIYAARADDA DUNIDA UGU WEYN OO BILAWDAY DUULLIMAADKEEDII KOOWAAD 2019
DIYAARADDA DUNIDA UGU WEYN OO BILAWDAY DUULLIMAADKEEDII KOOWAAD 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Diyaaraddan oo awood u leh iney joog dhan 10km (10,000 oo miitir) ay ku duusho, waxay ku duuli kartaa xawaara dhan 270 kiilo mitir saacddiba, sida ay baahisay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC oo aannu warkan ka soo xigannay.

Diyaaraddan dunida ugu weyn oo leh lix matoor ayaa noqotay diyaaraddii ugu weyneyd oo abid gasho hawada. Waxay diyaaradda leedahay 28 taayar, iyada oo ay duuliyeyaasha ay diyaaradda ka hagayaan laba qaybood oo ay diyaaraddan cusun u qaybsan tahay.

Muuqaalka Sawirrada Diyaaradda loo aqoonsaday middii dunida ugu weynayd ee la tijaabiyo illaa hadda, kaga bogo halkan hoose:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.