Hargeysa: Maamulka Dowladda Hoose oo la Kulmay Maamulayaasha Dugsiyada Waxbarashada

Hargeysa(aftahannews):- Maamulka dowladda hoose ee caasimadda Hargeysa, ayaa kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Hargeysa iyo Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, waxaana kulankaas lagaga hadlay sidii ay dolwadda hoose gacan uga geysan lahayd ama kor ugu qaadi lahayd baahiyaha aasaasiga ah ee dugsiyada iyo ardaydu u baahan yihiin.

Warbixinta warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.