Daawo Mashruuca Biyo Ballaadhinta Magaalada Boorama – Warbixin

Boorame(aftahannews):- Mashuur biyo ballaadhin ah, ayaa laga wadaa magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaana ka warbixiyey mashruucaas biyaha lagu gaadhsiinayo qaybaha kala duwan ee Boorama masuuliyiinta Shirkadda Biyaha ee Shaba oo magaaladaas biyeheeda qaabbilsan.

Muuqaalkan hoose ka daawo Warbixinta biyo-ballaadhinta Boorama:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.