Daawo Golaha Wakiillada oo mar kale ansixiyey Xeerka Booliska Somaliland iyo Qodobbo buuq dhaliyey

Hargeysa (aftahannews):- Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland, ayaa mar kale ansixiyey xeerka booliska oo ay hore u meelmariyeen, balse guurtida oo waxka beddel iyo kaabis ku soo sameeyey qodobbada qaar ay dib ugu soo celiyeen wakiillada.

Buuq kooban oo ay sameeyeen xildhibaanno ka biyo diiday waxka beddelka guurtida ka dib, ayey sidii ay guurtida ka hor ku ansixiyeen wakiilladu ugu codeeyeen mar kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkaas oo dhan:

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.