Xaaladda Cusbitaalka guud ee Hargeysa oo laga dayriyey

Hargeysa (aftahannews):- Xaaladda cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa,6 ayey ka dayriyeen guddiga arrimaha bulshada ee golaha guurtida.

Warbixinta ay ka soo diyaariyeen xaaladdiisa iyo heerka adeegga uu bixiyo oo ay tilmaameen inay liitaan, dayn badanna lagu leeyahay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.