Daawo Sheekh Aadan-Siiro oo Khudbad Xasaasi ah jeediyey

SHEEKH AADAN-SIIRO
SHEEKH AADAN-SIIRO

Hargeysa (aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-siiro), ayaa khudbaddii Salaadda Jimce ee shalay kaga hadlay arrimo xasaasi ah, talooyin iyo waanona ku daray.

Muuqaalkan hoose ka daawo khudbadda Sheekha iyo waxa uu kaga hadlay:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.