Hargeysa (Aftahannews)- Shirkadda Dahabshiil Group ayaa waxa ay si rasmi ah u shaacisay inay dhawaan magaalada Hargeysa ka furi doonan Macdarkii ugu weynaa ee magaalooyinka Soomaalida keeni doona baabuur dunida ku cusub oo laga soo saaray wershaddii samaysay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Aftahannews.com
Aftahaninc@gmail.com