VOA oo Warbixin ka diyaarisay xiisadda Jabuuti iyo Ganacsade Axmed Geelle

Hargeysa (Aftahannews)- Idaacada VOA Somali ayaa Barnaamijkeeda Bandhigga, waxa ay ku soo bandhigtay dacwada xasaasiyad ka dhalisay Somaliland ee u dhaxaysa dawlada Jabuuti iyo Ganacsade Axmed Cusmaan Geelle Arab.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka