Maxaa ka hirgelay Ballan-qaadyadii Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland – Daawo Warbixin Xasaasi ah

WASIIRKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND CABDIWELI SHEEKH CABDILLAAHI SUUFI
WASIIRKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND CABDIWELI SHEEKH CABDILLAAHI SUUFI

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suuxi, ayaa ku fashilmay hirgelinta ballan-qaadyo sameeyey marar kala duwan intii uu xilka hayey, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen isu-furista taleefannada shirkadaha oo aan wadahadal, lacagaha taleefannada la isugu diro oo la xiddiday, balse dadka qaar sheegayaan in aanay sidii hore u adkayn, hirgelinta adeegga boosaha, dhegaysiga taleefannada iyo qodobbo kale.

WASIIRKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND CABDIWELI SHEEKH CABDILLAAHI SUUFI
WASIIRKA ISGAADHSIINTA SOMALILAND CABDIWELI SHEEKH CABDILLAAHI SUUFI

 

 

 

 

 

 

Haddaba, Warbixin ku saabsan arrimahaas oo uu Weriye Jawhar oo ka tirsan Star TV ka diyaariyey, isla markaana dhinacyadaas iyo kuwo kale wax kaga taataabtay, Wasiirka oo arrimaha qaar ka hadlayana ku soo qaatay, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.