Faysal Cali “Hadii Doorasho Dhici Waydo Dhagax Ayaa Lagaga Soo Saari Guddoomiye Saleebaan Golaha”

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in haddii doorashaddu waqtigeedda ku dhici waydo dhagax lagaga saari doonno Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan.

Halka ka daawo Muuqaalkan

You must be logged in to post a comment Login