Somaliland: Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Cusbitaalka Guud Oo Caddaalad-darro Tirsadday

Hargeysa. (Aftahannews)-Qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawl-gallaa Cusbitaalka Guud ee Magaaladda Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey caddaalad-darro lagu sameeyey shaqo maalmeedkoodda. Islamarkaanna waxay cabashaddan hordhigeen Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Sharmaarke Geelle.

Halkan ka daawo cabashadda Shaqaalaha Cusbitaalka Guud: