Xildhibaanno Ka Soo Jeeda G. Bariga Oo Dhaliiley Khudbadii Biixi

Hargeysa (Aftahannews) – Qaar ka mida Xildhibaanada Guurtida iyo Wakiilada ee laga soo doorto gobolada Sanaag iyo Sool, ayaa si adag u dhaliilay khudbad sanadeedkii Madaxweynaha Somaliland maanta u jeediyay Baarlamaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka