Daawo: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbad Sannadeed Dhinacyo Badan Taabanaysa Jeediyey

Hargeysa (Aftahannews) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka hor jeediyay labada gole baarlamaan ee dalka, isagoona Madaxweynuhu khudbadiisa kaga hadley arrimo badan oo ku aadan Xaalada dalka, amniga, Ictiraaf raadinta, waxyaabihii u qabsoomay Xukuumadiisa iyo wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka