Faysal Cali Waraabe iyo Xildhibaan C/Qaadir Jirde Maxaa kala qabsaday? Daawo

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde oo ka tirsan golaha wakiillada, isla markaana ah Guddoomiyihii ku-meel-gaadhka ahaa ee Xisbiga Waddani wakhtigii doorashada iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa weedho la xidhiidha nidaamka xisbiyada Somaliland iyo sida ay dimuquraadiyadda uga madhan yihiin, haddana ugu sawiran yihiin iyo waxay xaqiiqadu tahay.

Muuqaalkan hoose ka daawo waxa kala qabsaday Guddoomiye Faysal iyo Xildhibaan Cabdiqaadir.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.