Hargeysa (Aftahannews)- Warbaahinta Qaranku waxay dalka ugu jirtaa kaalin muhiim ah, mana ilduufto waajibka qaran ee ay dalka u hayaan, waxaanay si joogto ah u dhiirigeliyaan Nabadda iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ku naaloonayso, taasi oo shacbiga Somaliland marag iyo markhaati ka yahay.
Faalladan waxa soo jeedinaya Cabdicasiis Caydiid Cilmi (Yemani)