“Warbaahinta Qaranka Somaliland ma qiimayn karo Baas-abuur!” Faallo

Hargeysa (Aftahannews)- Warbaahinta Qaranku waxay dalka ugu jirtaa kaalin muhiim ah, mana ilduufto  waajibka qaran ee ay dalka u hayaan,  waxaanay si joogto ah u dhiirigeliyaan  Nabadda iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ku naaloonayso, taasi oo shacbiga Somaliland marag iyo markhaati ka yahay.




Faalladan waxa soo jeedinaya Cabdicasiis Caydiid Cilmi (Yemani)