Prof: Cabdi Cali oo dhaliilay qaabkii ciidamada boolisku hawl galka uga sameeyeen guriga agaasimihii wasaarada Warfaafinta

Hargeysa (Aftahannews)- Prof: Cabdi Cali Jaamac oo ka mida garabka badbaadinta dimuqraadiyada ee Xisbiga Kulmiye, ayaa si adag uga hadley masuuliyiin xilal ka hayay Xukuumada oo shalay loo xidh xidhay arimo ku aadan musuq maasuq, isagoona dhaliilay qaabkii Ciidamada Boolisku hawl galka uga sameeyeen guriga uga qabteen Agaasimihii hore Wasaarada Warfaafinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka