Masuul iska casiley WADDANI oo ku biiray UCID

Hargeysa (Aftahannews)- Qaasin Xaaji Ibraahim Tubeec oo ka tirsanaa hogaanka sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casiley Xisbigaasi, isagoona sheegay inuu kuna biiray Xisbiga Ucid.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka