Ururka Qareennada Somaliland oo Shaaciyey in Xukuumaddu ku Tacaddiday Garyaqaanno

Boorama(aftahannews):- Guddoomiyaha ururka Qareennada Somaliland ee SOLA Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo), ayaa sheegay inay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku tacaddiday shan qareen oo ka hawlgalayey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, oo uu socdaal ku tegay.

Guddoomiyaha qareennadu waxa uu ka hadlay doorka dowladda looga baahan yahay ee ay urur ahaan buuxiyeen iyo sida aan sharciga loogu dhaqmin marka dhaqdhaqaaqyada dowladdu qaadayso la eego.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.