Maxaa laga yidhi xidhiidhka cusub ee Somaliland iyo Eritrea u bilawday?

Hargeysa(Aftahannews):- Warbaahinta kala duwan ee dunida, ayaa siyaabo kala duwan uga hadashay xidhiidhka cusub ee hadda u bilaabmay dowladaha Somaliland iyo Eritrea, ka dib markii wafti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibedda ee dalkaasi booqasho ku yimi shalay Hargeysa, isla markaana la kulmay Madaxweynaha, masuuliyiinta xukuumadda iyo golayaasha guurtida iyo wakiillada, welina ku sugan yahay dalka.

Muuqaalkan hoose ka daawo warbixinta waxay dunidu ka tidhi xidhiidhkan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.