Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo ka Warbixiyey Hawlaha Horumarinta Jidadka ee Wasaaraddu waddo

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdillaahi Abbokor Cismaan, ayaa hortegay guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada oo uu warbixin ka siiyey hawlaha horumarinta jidadka ee wasaaraddu waddo iyo qodobbo kale.

Wasiir Abbokor warkiisa oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.