Weriyeyaal Ka Hadlay In Loo Diiday Imaanshihii Madaxweyne Biixi

Hargeysa, (Aftahannews)-Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland ayaa ka hadlay in imaanshihii Madaxweyne Biixi ee dalka loo diiday in la duubbo. Islamarkaanna wuu duubtay oo kali ahi Telefishinka ku hadla Afka xukuumadda. Weriyeyaashan ayaa si isu-mid ah baaq ugu diray wasiirka warfaafinta Guri-barwaaqo.