Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo faah faahin ka bixiyay shil gaadhi oo ka dhacay Hargeysa

Hargeysa (Aftahannews)- Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland iyo Af-hayeenka ciidanka Booliska, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shil gaadhi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka