Kufsiga iyo Xukunka Diinta Islaamku ka qabto – Sheekh Umal

Nairobi(aftahannews):- Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka Kufsiga ee soo batay ee lagula kacayo gabdhaha Soomaalida ah, isla markaana la dilayo, is-qarxinta iyo qodobbo kale oo dhammaantood Diinta Islaamka iyo dhaqanka-ba ka fog.

Sheekh Umal oo arrimahaas iyo xukunkooda diiniga ah si faahfaahsan u sharraxaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.