Daawo Muuqaallada Bilicda leh ee Shirka 6-aad ee Golaha dhexe ee Kulmiye

Boorama(aftahannews):- Muuqaallo guud oo bilic iyo qurux loo doorbiday inay yihiin kuwa koobsaday ee laga qaaday shirka lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye oo maanta ka furmay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, ayaannu jeclaysannay inaannu la wadaagno akhristayaasha iyo daawadayaasha Warbaahinta aftahannews.com.

Haddaba, Muuqaalkaas oo si guud loo duubay, loona habeeyey iyo bilicda uu koobsaday-ba, waxaad kaga bogan kartaan oo idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com.