Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Weftigiisa oo gaadhay Boorama iyo Qaabka loo soo dhaweeyey

Boorama(aftahanannews):- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hoggaaminayo oo dawladda iyo Xisbiga Kulmiye ka tirsan, ayaa galabta galabta gaadhay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo uu Isniinta ka furmayo Shirka golaha dhexe ee Xisbil-xaakimka Kulmiye.

Warbixinta Warka Madaxweyne Ku-xigeenka oo duleedka Boorama lagu soo dhaweeyey, waxaannu qaabka loo qaabbilay idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.