Xukuumadda Biixi Maxay ka tidhi inay Itoobiya dhex-dhexaadiso Somaliland iyo Soomaaliya?

Addis Ababa (Aftahannews)- Xukuumadda Madaxweyne Biixi ee hoggaamisa Somaliland, ayaa ka hadashay siday u aragto inay dowladda federaalka Itoobiya dhexdhexaadiso Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir “Faratoon” oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa ka warramay waxyaabaha ay ka wadahadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya oo arbacadii kulan ku wada yeeshay Addis Ababa, kaas oo waxyaabaha lagaga hadlay ay ka mid ahaayeen qaddiyadda wadahadalladii istaagay ee Soomaaliya iyo Somaliland iyo arrimo kale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.