Maayerka Hargeysa oo furay Shirka Toddobaadlaha ah ee Dowladda Hoose & Waxa lagaga hadlay

Hargeysa(Aftahannews)- Maayerka caasimadda Hargeysa, ahna Duqa golaha deegaanka ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta furay shirka toddobaadlaha ah ee dowladda hoose, waxaana lagaga warramay shirkaas qorshayaasha ugu muhiimsan ee golaha horyaalla iyo qodobbo kale.

Muuqaalkan hoose ka daawo warkaas oo faahfaahsan:-

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.comm
Hargeysa/Somaliland.