Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Gabiley lagu xidhay iyo Weriyeyaasha Gabiley oo Maayerka ku eedeeyey

Gabiley(Aftahannews):- Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo ka hawgala Eryal tv oo uu Gabiley u joogo, ayaa maanta lagu xidhay magaalada Gabiley, waxaana xadhiggiisa cambaareeyey weriyeyaasha degmada Gabiley oo ku tilmaamay inuu yahay xadhig sharci-darro ah, isla markaana waxay ku eedeeyeen Maayerka degmada Gabiley, Taliyaha qaybta booliska ee gobolka iyo taliyaha saldhigga magaaladaas.

Waxaannu Weriyeyaasha reer Gabiley oo ka warramay sida xadhiggaasi u dhacay, waxa taliyaha boolisku ugu jawaabay iyo cidda masuuliyadda leh, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-


aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com.